Cahsarka 1aad Hordhaca Cilmi Baarista.pptx

AhmedDaacad 130 views 11 slides Sep 26, 2024
Slide 1
Slide 1 of 11
Slide 1
1
Slide 2
2
Slide 3
3
Slide 4
4
Slide 5
5
Slide 6
6
Slide 7
7
Slide 8
8
Slide 9
9
Slide 10
10
Slide 11
11

About This Presentation

A research description provides a concise overview of a study's purpose, methodology, and significance. It typically includes the research question, objectives, and the approach taken to gather and analyze data. Additionally, it highlights the potential implications of the findings and their rel...


Slide Content

Cilmi Baaris / Research Eng Ahmed Abukar

Content Horudhac Qeexitaan Nuucyada cilmi barista Hadafyada cilmi baarista

Horudhac jaamacadaha . Sida kamuuqato eragya , waa labo eray oo isu tagay CILMI iyo Baaris . Cilmi baaris waa eray farsameed loo isticmaalo tacliinta sare gaar ahaan

Qeexitaan Cilmi baaristu waa hab celimiyeeysan oo lagu baaro xogta uu leeyahay mawaduuc cayiman . Waxaa kaloo lagu qeexaa cilmibaaristu in ay tahay nidaam lagu raadinayo   xaqiiq cusub oo lagu soo kordhiyo qayb ka mid ah cilmiga jiro 01/01/2024

K habiirada qaar ayaa cilmi baarista ku shegay in ay tahay “ Nidaam lagu   ogaado  wax aan  la aqoonin ,  sidoo kale  waxa   ku shegaan   cilmi baaristu   inay tahay safar lagu daahfuraayo aqoonta dahsoon ”. “Sidoo kale waxaa cilmibaris lagu shegaa in ay tilaabo kasto oo lagu doonaayo in lagu ogaado wax aan la ogayn natiijadooda ” 01/01/2024

Clifford Woody “ cilmi barista wa"aa uu ku sheegay in ay tahay dhib jiro oo laogaado , la saadaliyo xalka , la sameeyo   xog aruurin ku saabsan dhibaatada , kadib xogta la  falanqeeyo   ugu dabayntiina la isbar bardhigo wixi la saadaliyay iyo natiijada dhabta ah ee soobaxday xog ururinta ” 01/01/2024

D. Slesi n ger and M. stephenson “ waa cilmi baaris ku shegeen in ay tahay nidaam lagu balarinayo ,  lagu saxayo , ama lagu xaqiijinaayo cilmiga jiro ” Cilmi barista waa in la raadiyo runta iyada   oo la baarayo hab nidaam cilmiyeed  ah sida tijabooyin , waraysiyo , isbar bardhig iwm . Cilmi barista waa hab xal loogu helaayo dhib jira oo taagan 01/01/2024 Cilmi barista waain la raadiyo runta iyada oo la baarayo hab nidaam cilmiyeed ah sida tijabooyin, waraysiyo,isbar bardhig iwm. Cilmi barista waa hab "al loogu helaayo dhib jira oo taagan .        

Hadafyada Cilmi Baarista Exploratory Study Describtive Study Diagnostic study Hypotheis Test study

01/01/2024 Research Process / Habka Cilmi baarista

Nuucyada Cilmi Baarista Exploratory Study Describtive Study Diagnostic study Hypotheis Test study

END