Waa Maxay Unuggu ? Waa sheyga ugu yar ee noolaha . Laguma arki karo isha ; waxaa loo adeegsadaa microscope. Noolaha waxay ka kooban yihiin hal unug ama in ka badan.
Xuubka Unugga Xakameeyaa waxa soo gala ama ka baxa unugga . Ka kooban : dufan & borotiinno . Ilaaliyaa isu dheelitirka kiimikada ee gudaha & dibadda unugga .