Page 1 107 Hordhac Kombiyuutark u si uu u shaqeeyo waxa uu u baahan yahay nidaam hawlgal (operating Systems) . Shir k ado badan ayaa sameeya nidaamyada hawlgalk a kombiyuutark a . Shirk adahaas waxaa ka mid ah M icrosoft, Apple, G oogle iyo k uwa k ale oo badan . N idaamk a hawlgalk a aan cutubk aank u baranayno waxaa sameeyey shir k adda Microsoft, waxa ayna ubixisay fi Windowsfl, waana midka ugu caansan dunida looguna adeegsibadan yahay . Cutubkaan waxaa k u baranaynaa waxa uu yahay Windows; Sida loogu k ala socdo Windows dhexdiisa; Xubnaha O ogada (D esktop) sidaS alladda (R ecycle Bin), Buttonk a Bilowga(Star t Button), G alalk a(Folders), Daaha O ogada (Desktop Background), Diilinta Hawlaha(Task bar) iyo Taar iik hda iyo Waqtiga . Waxaa k ale oo aan cutubk aan ku barandoonaa sida loo adeegsado galalk a iyo faylasha oo ah qaybo muhiim ah oo k a mid ah isticmaalka kombiyuutark a . M ar k a aad fahamto sida galk a iyo faylk a u shaqeeyaan, waxaad isticmaali doonta marar badan . Ujeeddooyinka Cutubk a D hammaadka cutubk an bare -ardaydu waxa ay awo o d u yeelanayaan in ay : 1. Sheegi karaan shir k adaha sameeya nidaamka howlgalk a 2. Q eexi k araan Windows 3. U k ala Socon k araanWindows dhexdiisa 4. K a sheegi k araan muuqaallada saaran O ogada (Desktop) sida: S alladda (Rec ycle Bin) Buttonka Bilowga(Star t Button) Cutubka 4aad: B arashadaWindows
Page 2 108 G alalka(Folders) Daaha O ogada (Desktop Background) Diilinta Hawlaha( Task bar) Taar iik hda iyo Waqtiga . 5. Tusaale ka bixiyaan aasaaska adeegsiga faylasha . 6. S amayn karaan gal 7. Dhexgelin karaan fayl gal horey loo sameeyey 8. Tir tir i karaan fay ama gal . Tusmada Cutubka Cutubkaan waxa aan ku baran donnaa casharada soo socda: Cashark a 1aad: Asaasiyaadka fi Windowsfl Cashark a 2aad: G al iyo Fayl
Page 3 109 Ujeeddooyinka Cashark a D hammaadka c asharkaan bare-ardaydu waxa ay awo o d u yeelanayaan in ay : 1. Q eexi k araan Windows 2. U k ala Socon k araanWindows dhexdiisa 3. K ala sheegi k araan muuqaallada saaran Oogada (D esktop) sida: S alladda (Rec ycle Bin) Buttonka Bilowga(Star t Button) G alalka(Folders) Daaha O ogada (Desktop Background) Diilinta Hawlaha( Task bar) Taar iik hda iyo Waqtiga . b . Waa maxay fi Windowsfl? Windows waa bar naamij k a shaqeysiiya kombiyuutar k a, waxa aana soo saaray shir k adda M icrosoft . Windows waa bar naamijyada k a shaqeysiiya kombiyuutar ka k an ugu caansan dunida looguna adeegsi badan yahay . Windows waxa uu fududeyaa adeegsiga kombiyuutar ka . Windows waxa uu suuragal k a dhigaa qabashada hawlaha k ala duwanee loo adeegsado kombiyuutar ka . Tusaale ahaan waxa uu fududeeyaa in aad adeegsatid internetk a, hubiso e -maillada k u jira sanduuqaada, dhageysatid cod duuban, kumadadaalatid cayaaro, habaysatid sawir radaada iwm . Cashark a 1aad Asaasiyaadk a fiWindowsfl
Page 4 110 Windows waxa uu fududeeyaa ama suurto geliyaa in fiS of t ware Applicationsfl shaqeeyaan oo sahlaan howlaha xa˜isyada sida jadwalka shaqada, qoraallada iyo xisaabaadk a . M iscrosoft waxa ay soo saartay xir madii 1aad ee windows bartamihii 1980 naadkii . K adib waxaa isk u xig xigay xir mooyin k ale . Xir madii ugu dambaysay Windows 12 waxa ay soo baxaday Oktoobar 2020, halk a xir madaWindows 10 ay soo baxday 2015 .
Page 5 111 Xir mada window 8 waxa ay soo baxday 2012, halk a Xir madii Window 7 ay soo baxday 2009 Xir madii Windows Vista waxa ay soo baxday 2007 halk a Xir madii Windows XP ay soo baxday 2001 Xir mooyinka Widows oo dhami waxa ay leeyihiin shaqo guud oo isk u mid ah laak iin siday u k ala danbeeyaan ayaa looga hagaajiyay cillado ama caqabado jiray, la casr iyeeyay qaabk ii ay u shaqaynayeen ama adeegyo gaar ah oo cusub lagu soo kordhiyay . Waxqabadk a 1aad: Waxa aan saaxiibkey la wadaagaya laba bar naamij oo k a shaqeysiiyakombiyuutark a oo shir k ado kale oo aan M icrosof ahayn soo saareen . Waxqabadk a 2aad: Waxa aan saaxiibkey la wadaagayaa su™aashan: M axaa dhacaya haddiikombiyuutar k a laga tiro Windows ama ay cillad ku timaaddo t . U k ala So co dk aWindows Waxaa muhiim ah in aad barato aasaask a isticmaalk akombiyuutark a . Waxa aan
Page 6 112 tallaabo tallaabo u shar xi doonnaa qaar k a mid ah wax yaabaha aasaask a ah ee aad u baahan tahay sida looadeegsado disktobk a, fur idda iyo xir ida daaqadaha, iyo damintakombiyuutarka . Oo gada (Desktop) M ar ka uu kombiyuutar ka so k aco, muuqaalk a ugu hor reeya ee aadar k i doonta waa oogada . O ogada M iisk a waa goob shaqooyink a lagamaamulo . Waxa aad k a ar k i k ar taa, k ana maamuli k ar taa faylasha, galalk a, bar naamijyada, inter netk a iwm . M uuqaalada Desktop-k a saran waxaa ka mid ah Astaamaha (icons) oogada miiska (desktop) Astaamaha (icons) dul saran ogaada miisk a (desktop) inta badan waxaa k a mid ah: gal shaqsiyeedk a (personal folder), kombiyuutar k a, shabak adda (net wor k), salladda (R ecycle bin) . Adeegsadahu wuxuu abuur i k araa ama ku soo dari k araa galal (folders) k ale . 1 . G al shaqsiyeed(personal folder) Waa halk a ay k u jiraan galalk a iyo faylak a waxaa lagu heli karaa faylalk a u gaar ah koontada adeegsadaha waana mid u gaar ah adeegsado k asta oo kombiyuutar ka k u jira . Waxaa k ale laga helayaa duk umintiyada, sawirada, maqalka iyo cododk a .
Page 7 113 2 . Kombiyuutark aaga [This personal computer(PC )] This PC( kombiyuutar k aaga): waa kombiyuutark aaga oo dhan, oo leh dhammaan cajalada uu haysto sida cajalada C iyo cajalada D marar ka qaar kooda waxaa soo galaya kuwa k ale 3 . Shabakada (Network) Waa halk a aad k a heleeysid dhamman shabakada k u xiran kombiyuurk aaga waxaa sidoo k ale ka maamuli k ar taa shabak adaha sida in aan isk a xirtid ama ogolaatid . 4 . S alladda (Rec ycle Bin) S alladdu waa meesha si k u meel gaar ah loogu keydiyo faylasha iyo galalka la tir tiro . Mar k a aad tir tir to fayl, waxa uu u wareegaa Salladda . Tani waxay k uu oggolaanaysaa in aad dib u S oo celiso feylashii ama galalkii aad tir tay haddii aad
Page 8 114 k a noqotid . Si aad si joogto ah u tir tir to feylk a, waxaad u baahan doontaa in aad faaruqiso salladda . Waxqabadk a 1aad Waa maxay farqiqa u dhexeeyo G al shaqsiyeed (personal folder) iyo Kombiyuutark aaga [ This personal computer (PC )] Waxqabadk a 2aad Waa maxay farqiqa u dhexeeyo shabakada (Networ k)iyo S alladda (Rec ycle Bin) . j . Buttonka Bilowga (Star t Button) Buttonka bilawgu asal ahaan waxa uu saaran yahay desktop -ka dhinaciisahoose ee bidixda ah . Waa bar ta laga bilaabo dalabk a bar naamijyada iyo faylasha Kombiyuutark a . M uuqaalkiisu waxa uu isla bedbedelay Xir mooyin Windows ee soo baxay . Waxaa sawir k a ka muuqda buttonk a iyo xir mada windows-ka Xir mooyinkaWindows 10, Windows 7, iyo xir mooyinka hore,botonka Bilawga waxa uu furayaa Dalabk a(start menu) . Xirmada Windows 8 waxa loo adeegsadaa in dib ugu soo celiso O ogadaMiisk a . windows 95,98,NT 4 . . ME and 2003 windows XP windowsVista and 7 windows 8 . 1 and 10
Page 9 115 x . Daaha Oo gada iyo G alalk a 1. G alalk a Waa gal weyn oo la hoos gelin k aro galal k ale ama faylal . Waxa aad saar i k ar taa oogada miiska si aad si sahlan u adeegsatomar k ii aad u baahatid . M ar k a aad laba jeer gujiso galk a waxaa k uufur maya galka, waxa aad ark aysaa faylasha ama galalk a k u dhex jira galk aas . 2 . Daaha Oo gada (Desktop B ackground) Daaha oogada waxa uu k uu saamaxayaa in aad saaratid masawirada aad rabtid O ogada M iisk a . Waxa aad dooran k artaa mid k a mid ah masawirada k u jira Windowsk a ama waxa aad saar i k ar taa masawir k uu gaar ah . k h . D iilinta Hawlaha( Taskbar) iyoTaariikhda Diilinta Hawlaha waxa ay k a kooban tahay muuqaallada bar naamijyada, taariik hda waqtiga iwm . M ar k a aad fur tid barnaamij ama fayl waxa uu k a soo muuqanayaa Diilinta Hawlaha . Waxa aad si sahlan u k ala wareegi k ar taa barnaamijyada k ala duwan adiga oo k a xulanaaya Diilinta Hawlaha .
Page 10 116 Taariikhda iyoWaqtiga (Date &Time) Dhinaca hoose midig ee Diilinta Hawlaha waxa aad k u ark i k ar taa taarik hda iyo waqtiga . Waayadan dambe, aaladaha badankood ee k u xiran inter netk a si toos ah ayey u saxaan waqtiga qalabka, si aynaan uga walwalin isbadalka waqtiga ama mar k ii batar iga gudaha kombiyuutark a uu howlgab noqdo taas oo wax badan fududaysay . B adalidda Taariik hda iyo Waqtiga Kombiyuutark a Si aad u bedesho taariik hda iyo waqtiga kumbiyuutar k aWindows 10, waa inaad k u dhaqaaqdaa talaabooyink a soo socda k ana muuqda sawirada is xig-xiga ee hoose Windows 10 - Changing the System Date andTime 1 . Ku dul qabo batoonk a midig ee mouse -kaWaqtiga ( Time) ee k a muuqata midigta hoose ee shaashadda . K a dib, guji Change date and time setting k a muuqda shaashadda yar ee soo fur maysa 2 . Daaqadda ( window) fur maysak a dooro fi Change date and time fl .... 3 . K a dib daaqada kuu furanta geli/dooro taariik h iyo waqti sax ah, k a dibna guji batoonk a OK
Page 11 117 4 . Taar iik hda iyo saacadda kombiyuutark a waxa ay qaadan doonaan k uwa aad gelisay Waxqabadk a 3aad: Baddal taariik hda iyo waqtiga kombiyuutar aad heli kar to Waxqabadk a 4aad: Cilmi Baaris M axay tahay saamaynta ay ku yeelan k ar to taar iik h iyo waqti k haldan Barnaamijyada k ala duwan ee k u jira kombiyuutar ka? G unaanad Cashar k aan waxa aan k u soo barannay : 1 . Kombiyuutark u si u u shaqeeyo waxa uu u baahan yahay nidaam hawlgal (operating systems) . 2 . Shir k ado badan ayaa sameeya nidaamyada hawlgalka kombiyuutark a . Shir k adahaas waxaa k a mid ah Microsof t Apple, G oogle iyo k uwa kale oo badan . 3 . Windows waa bar naamij k a shaqeysiiya kombiyuutark a, waxa aana soo saaray shir kadda M icrosof t . 4 . O ogada M iisk a waa goob shaqooyinka laga maamulo . Waxa aad k a ar k i k ar taa, k ana maamuli k ar taa faylasha, galalk a, bar naamijyada, inter netka iwm . 5 . S alladdu waa meesha si ku meel gaar ah loogu keydiyo faylasha iyo galalka la tir tiro . 6 . B ottonk a Bilawgu waa barta laga bilaabo dalabka barnaamijyada iyo faylasha Kombiyuutar ka . 7 . Daaha O ogada waxa uu k uu saamaxayaa in aad saaratid masawir k a aad rabtid O ogada Miisk a . 8 . Diilinta Hawlaha waxa ay ka kooban tahay muuqaallada barnaamijyada, taar ik hda iyo waqtiga iwm .
Page 12 118 L ayli 1. Waa maxay windows? 2. Q or xir mooyinka windows iyo sanadihii ay soo baxeen . 3. Cilmi baar is: R aadi magaca hal nidaam hawlgal (operating system) aan ahayn windows . 4. Cilmi baar is: Sheeg nooca nidaam hawlgal(operating sytem) ee uu adeegsado mobaylk aaga ama k an saaxiibk aaga 5. Sheeg faa™iidooyink a O ogada Diillinta hawlaha S alladda B ottonk a Bilawga Daaha O ogada 6. Q or dhammaan waxa saaran oogada kombiyuutark aaga . 7. Haddii nidaamk a hawlgaka kombiyuutark a ay wax yeello gaar to, maxaa dhacaya? Sharax .
Page 13 119 Su™aal: Waa maxay wax ta rka galalka caadiga ee wa raaqaha xa ˜isyada lagu rido? Ujeeddooyinka Cashark a D hammaadka c ashark abare -ardaydu waxa ay awo o d u yeelanayaan in ay : 1 . Tusaale ka bixiyaan aasaaska adeegsiga faylasha . 2 . Abuur i k araan gal 3 . Dhexgelin karaan fayl gal horey loo sameeyey 4 . Tir tir i karaan fayl ama gal . b . Waa maxay Fayl? Fahamk a sida loo adeegsado galalk a iyo faylasha waa qayb muhiim ah oo k a mid ah isticmaalka kombiyuutar k a . Mar k a aad fahamto sida galk a iyo faylk a u shaqeeyaan, waxaad isticmaali doonta marar badan . Fayl waa meel lagu kaydiyo macluumaadka iyo xogta . Faylasha loo isticmaalo kombiyuutarada waxa ay la mid yihiin qaababka waraaqahaee loo isticmaalo faylasha xa˜isyada iwm . Waxaa jira noocyo k ala duwan oo faylal ah oo aad isticmaali k ar to . Tusaale ahaan, duk umiintiyada, sawir rada dhijitaal k a ah, codadk adhijitaalka ah, iyo k uwo maqal iyo muuqaal ah, dhammaantood waanooc yo k a mid ah nooc yada faylasha . M ar ka aad isticmaaleyso bar naamijyada k ala duwan, badanaa waxaaad daawaneysaa, abuureysaa, ama wax k a badaleysaa fayl . Fayl waxaa badanaa u taagan Astaan (icon) muujinaysa nooca faylka . S awir k a hoose,waxa aad k u ar k i k ar taa noocyo k ala duwan oo faylal ah oo k u jira sallada (R ec ycle Bin) k uwaas oo kala ah 2 fayl oo Ms Word iyo hal Pdf fayl ah . Cashark a 2aad G al iyo Fayl
Page 14 120 Waxqabadk a 1aad: Waxa aan qorayaa magac yada galalka k a muuqda sawir k a kore Waxqabadk a 2aad: Waxa aan koox-koox uga doodaynaa oo soo bandhigeynaa faraqa udhexeeya faylasha kombiyuutar ka iyo faylasha warqadaha eexa˜isyadda No o c yada Faylasha iyo xar faha gadaal ka raac a Sidaan kor k u soo sheegnay nooc yada faylasha waxaa k a mid k uwa loo isticmaalo duk umiintiyada, sawir rada dhijitaal k a ah, codadk a dhijitaalk a ah, iyo k uwo maqal iyo muuqaal ah . Waxaa jira boqolaal nooc oo faylal oo kala duwan oo loo isticmaalo kombiyuutarada, Faylk a magaca aad u bixiso waxaa gadaal k a raaca ex tension seddex ama afar xaraf k a kooban oo tilmaamaaya nooca ˜le k a . Hoos waxaa ku yaal liiska noocayada faylalka badanaa la iscticmaalo
Page 15 121 Xar faha la raaciyo (File Ex tension) No o c a Faylka (FileTyp e) AU . Cod (Basic Audio) AV I . M aqal iyo muuqaal (Multimedia Audio/Video) BMP . S awir (Windows BitM ap) DOC or . DOCX . M icrosoft Word for Windows/Word97 EXE . Bar naamij (PC Application) GIF . Graphics Interchange For mat HTM or . HTML . B og inter net ( Web page source tex t) JPG or JPEG . S awir ( JPEG graphic) MDB . MS Access database PDF . Acrobat -Portable document format PPT or . PPTX . PowerPoint PSD . Adobe PhotoShop T XT . Notepad WA V . Cod ( Windows sound) XLS or . XLSX . Excel spreadsheet ZIP . PC Zip Compressed Archive t . Waa maxay G al? G al waa meel lagu urur iyo faylasha dokumentiyada, galal kale iwm . Waa nidaamiye k uu fududeynaya in faylashaada aad kooxdii isk u nooc ahba meel gaar ah la isugu ururiyo . Windows waxa uu adeegsadaa galalka si uu k aaga caawiyo habeynta faylasha . Waxey k a dhigan tahay sida mar k a aad duk umintiyadaada gashaneysid gal warqad k a sameysan . S awir ka hoose, waxa aad k u ar k i kar taa qaar ka mid ah galal oogada (desktop) saaran . Haddii uusan jir i lahayn G al, dhammaan faylashaada, dok umentiyadaada iyo bar naamijyada hal meel ayey k u daadsanaan lahaayeen, waxa aana adk aan lahayd in aad si fudud k u hesho faylk a aad u baahato .
Page 16 122 G alk u waxaa gudihiisa ku jir i k ara hal ama wax k a badan oo faylal ama xataa galal k ale . Waxaa dhici kar ta in aad aragto gal maran . Waxqabadk a 3aad: Waxa aan qorayaa qiyaasti 10 magacyada galalka saaran oogada kombiyuutark a Waxqabadk a 4aad: Waxa aan koox-koox uga doodeynaa oo soo bandhigeynaa faraqa u dhexeeya GAL iyo FAYL . j . Fayl M eeleye (File Explorer) Waxa aad ar k i k ar taa oo aad habeyn kar taa galalk a iyo faylasha adoo isticmaalaya bar naamijka windowsk a ee loo yaqaan ‚File Explorer™ . Si aad u furtid File Explorer, guji astaantafi icon fl File Explorer ah ee k u taal diilinta hawlaha (task bar), ama laba jeer guji gal saran desktopka . File Explorer oo cusub ayaa soo muuqan doona .
Page 17 123 File Explorer dhexdiisa, laba jeer guji gal si aad u fur to . M ar k aas k adib waad ar k i k ar taa dhammaan faylasha lagu keydiyay galk aas . Waxa aad sidoo k ale ar k i k ar taa meesha uu k u jiro galk a oo k a muuqanaya dusha sare ee daaqada .
Page 18 124 Waxqabadk a 5aad: Waxa aad habaysaa faylasha saran desktop -k a Kombiyuutark aagaa, adiga oo isu raacinaayaa sida mowduuc yada ay k a hadlaayaan isuguna gaynaaya gal leh magac laga fahmi k aro mowduuca faylasha k u jira galk a . Si aad u furto fayl (O p en a ˜le): Waxaa jira labo siyaabood oo loo furo faylka: 1. Ka raadi kombiyuutark aga faylk a aad dooneysid k adib laba jeer guji . Tani waxa ay k uu fur i doontaa faylk a bar naamijkiisa asalk a ah sababtoo ah faylk asta waxa uu leeyahay barnaamij gaar ah oo soo saara, furo ama wax k a badalo . Tusaale ahaan, waxa aan fur i doonaa duk umentiga M icrosof t Word (B dayI nvites . docx) k aas oo k u fur mi doona barnaamijk a M icrosoftWord 2. Fur bar naamijka, ka dibna isticmaal bar naamijka si aad u fur to feylk a . M ar k a uu bar naamijka furmo, waxa aad tagi k ar taa liiska faylka (File menu) ee dusha sare ee daaqada oo dooro Fur (Open) .
Page 19 125 Waxqabadk a 6aad: Waxa aad fur taa fayl adiga oo raacaaya 2da hab ee aan sare k u soo sheegnay k an 1aad D haqaajinta iyo tir tiridda faylasha Haddi aad muddo isticmaasho kombiyuutark aada, waxaa aad abuuri doontaa faylal badan iyo galal . Nasiib wanaag, Windows waxa uu k uu saamaxayaa in aad u guur iso faylashaada galal k ala duwan iyo in aad tir tir to faylasha aadan isticmaalin ama aadan u baahnayn . Si aad u rarto faylk a (move a ˜le): Waa sahlan tahay in laga qaado fayl meel lana geeyo meel kale . Tusaale ahaan, fayl ayaa saaran oogada (desktop) waxaa u rar taa dok umtiyada meeshooda . 1. Guji oo u jiid faylk a goobta aad rabtid inuu galo ama ka soo muuqdo . 2. Sii daa hagaha . Faylk a waxa uu k a muuqan doonaa goobta cusub . Tusaalahan hoose, waxa aanu fur nay galk a si aan u aragno feylk a oo yaallo goobta cusub .
Page 20 126 Sido k ale waxa aad awooddaa in aad u adeegsatid isla farsamadan dhaqaajinta gal dhan . Ogsoonow in haddii la dhaqaajiyo galka ay raacayaan dhammaan faylasha k u jira galk aas gudahiisa . x . Abuuridda File Cusub (Create new ˜le) 1. Guji File Explorer ee k a muuqda Diilinta Howlaha ( Task bar) 2. Gudaha bar naamijka File Explorer, raadi oo dooro batoonka gal cusub (New folder) ama guji dhinaca midig ee hagaha (mouse) k a dibna dooro gal cusub (New Folder) .